DHAGEYSO: Madaxweynaha Soomaliya oo sheegay in sanadka 2026-ka uu qabanayo doorasho qof iyo cod ah

0
272

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Dood-furan oo si toos ah ay shacabka Soomaaliyeed ugu soo weydiinayeen su’aalahooda la xiriira dowladnimada iyo waxqabadkiisa sannadkii tagay ayaa ka hadlay dhawr arrimood.
Waxyaabaha uu ka hadlay ayaa waxaa ka mid ah dioorashooyinka ka dhaca Soomliya.
Isaga oo ka jawaabayay su’al la weydiiyay oo ah in dalkaasi uu ka qaban doono doorashada teendhada, ayuu xusay in ay goordhaw bilaabi doonan ka shaqeynta sidii dalkaasi ay uga dhici lahayd doorasho qof iyo cod ah.
Xassan Sheekh ayaa ka dhawaajiyay in arrintaasi ay tahay suurtagal isla markaana ay ku guuleysan doonaan.
Mar uu arrimahan ka hadlayay ayaa hasdaladiisa waxaa ka mid ahaa.