Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee dowladda federaalka Soomaaliya Xamza Aadan Xaadow ayaa ka warbixiyay shirka wasiirrada Gaashaandhigga dalalka Ciidamadu ay ka joogaan Soomaaliya oo ka qabsoomay caasimadda dalka Uganda ee Kampala.




