Israa’iil oo wax ka yar 3 sano Syria ka gaysatay in ka badan 18 weerar

0
999

Hay’ad si dhow ula socoto arrimaha xuquuqul aadanaha ee dalka Suuriya oo loo yaqaano SOHR ayaa sheegtay in tani iyo sanadkii 2018-kii ciidamada Israa’iil ay howlgallo dhanka cirka ah oo ah ugu yaraan 18 ka fuliyeen gudaha dalka Suuriya.
Militariga Israa’iil ayaan weli arrinkan ka hadlin.