DHAGEYSO:Madaxda la soo doortay ee Wajeer oo laga codsaday inay xalliyaan caqabadda korontada ee dowlad deegaankaasi

0
215

Sheekh Maxamuud Sheekh Yuusuf oo ka mid ah culimaauddiinka ismaamulka Wajeer ayaa ka hadlay caqabadda dhinaca korontada ee dowlad deegaankaasi ka jirta isagoo madaxda la soo doortay ka codsaday inay xalliyaan dhibaatadan haysata shacabka.