Madaxweynaha dalka William Ruto oo shalay gaaray ismaamulka Kisii ayaa sheegay inay soo dhammaatay doorashada.
Waxaa uu mucaaradka ugu baaqay inay iska meesha ka saaraan dibadbaxyada ay qorsheeyeen.
Dr. Ruto ayaa intaasi ku daray in Raila Odinga uu isku diyaariyo doorashada xigta ee sanadka 2027-ka.
Madaxweynaha dalka ayaa sheegay inuu la shaqeyn doono dhammaan hoggaamiyayaasha la soo doortay ee wadanka, si kenyaanka loogu adeego