Wasaaradda arrimaha difaaca ee dalka Syria ayaa sheegtay in Israa’iil ay gantaallo ku bartilmaameedsatay gagida caalamiga ee diyaaradaha ee magaalada Aleppo.
Weerarkaasi ayaa gaystay burbur.
Waa markii labaad ee la duqeeyo garoonka Aleppo bishan gudaheeda.
Hasa ahaate militariga Israa’iil ayaan weli ka hadlin dhacdadan lagu eedeyay.