Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Maxkamadda ciidamada Soomaaliya oo saaka toogasho ku fulisay labo rag ah

Maxkamadda ciidamada Soomaaliya oo saaka toogasho ku fulisay labo rag ah

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya gaar ahaan qaybta 60-aad ayaa saaka markale Baydhabo ka fulisay xukun dil toogasho ah.
Toogashada ayaa waxaa lagu fuliyay Cabdiraxmaan Cali Xasan Sugow iyo Yaasiin Maxamad Aadan oo maxkamadda horay dil ugu xukuntey.
Shalay ayay ahayd markii sidaan oo kale labo Askari oo horay dilal u gaystay lagu fuliyay dil toogasho ah, kuwaas oo ka mid ahaa dadka ku nool Magaalada Baydhabo.
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa weli u xiran rag xukunsanayaal ah, kuwaas oo ka kala tirsan Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab, iyada oo la filayo in dhawaan dil toogasho ah lagu fuliyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments