Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Maxkamadda sare oo waxba kama jiraan ka soo qaaday fasax uu shaaciyay...

Maxkamadda sare oo waxba kama jiraan ka soo qaaday fasax uu shaaciyay Raila

Maxkamadda sare ee dalka ayaa mid aan jirin ku tilmaantay fasax uu maalinka berri ah ku dhawaaqay madaxa isbeheysiga mucaaradka ee Azimio La Umoja-One Kenya Raila Odinga.
Tani ayaa timid ka dib dacwad uu maxkamadda u gudbiyay barasaabkii hore ee ismaamulka Nairobi Mike Sonko.
Garsoore Hedwig Ong’undi ayaa sheegtay in aynan arkin qoraal rasmi ah oo ka soo baxay wasiirka arrimaha gudaha iyo maamulka qaran Prof. Kithure Kindiki kaasoo uu ku shaacinaya in Isniinta ay tahay maalin fasax qaran ah oo ay dadweynaha ka nasanayaan shaqooyinka.
Mr. Odinga ayaa maalmo ka hor taageerayaashiisa u sheegay inaynan berri iska xaadirin goobaha shaqada si ay uga qayb galaan dibadbax uu mucaaradka qorsheynaya.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments