Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Cayaaraha Gianni Infantino oo mar kale loo doortay madaxa FIFA

Gianni Infantino oo mar kale loo doortay madaxa FIFA

Waxaa mar kale madaxa xiriirka caalamiga ee kubadda cagta ee FIFA loo doortay Gianni Infantino.
Wararka ayaa intaasi ku daraya inaynan jirin cid la tartantay.
Jagadan ayuu sii hayn doonaa muddo afar sano oo dheeraad ah.
Doorashada madaxa FIFA ayaa lagu xaqiijiyay kulan ka dhacay caasimadda dalka Rwanda ee Kigali.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments