Taageerayaasha mucaaradka Senegal oo dibadbax billaabay

0
167

Qiyaastii 5,000 oo ka mid ah taageerayaasha madaxa mucaaradka ee dalka Senegal Ousmane Sonko ayaa isugu soo baxay caasimadda wadankaasi ee Dakar.
Waxay billaabeen dibadbax saddex cishe ah oo ay uga soo horjeedaan maamulka madaxweyne Macky Sall.
Mas’uulkan ayaa la sheegaya inuu doonaya inuu mar saddexaad xilka hoggaanka Senegal u tartamo hasa ahaate waxaa ka soo horjeeda mucaaradka oo ku tilmaamay sharci darro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here