DHAGEYSO:Arday bartay quraanka kariimka oo xaflad loogu qabtay Mandera

0
278

Waxaa magaalada Mandera xaflad loogu qabtay arday bartay quraanka kariimka oo isugu jiray da’ yar iyo dad waawayn.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan oo faahfaahsan Mandera nooga soo diray.