DHAGEYSO:Rigathi Gachagua: Heshiis siyaasadeed oo la mid ah midkii sanadkii 2018-kii lalama gaari doono madaxa mucaaradka dalka Raila Odinga

0
318

Ku xigeenka madaxweynaha dalka Rigathi Gachagua ayaa dhankiisa fagaaraha Kirubia Stadium ee magaalada Chuka ee ismaamulka Tharaka Nithi ka sheegay in marnaba aan heshiis siyaasadeed oo la mid ah midkii sanadkii 2018-kii lala gaari doonin madaxa mucaaradka dalka Raila Odinga.