DHAGEYSO:Xildhibaanka Ceeldaas oo daah furay deeqda waxbarashada ee dugsiyada

0
260

Mudanaha deegaan baarlamaneedka Ceeldaas ee ismaamulka Wajeer ayaa xariga ka jaray barnaamij ardayda looga bixinaya qarashaadka dugsiyada oo gaaraya 33.5 milyan oo shilin.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan faahfaahinaya