DHAGEYSO:Dab ka kacay suuq ku yaalla isgoyska Banaadir ee Muqdisho

0
322

Waxaa ay faafaahino kala duwan ka soo baxayaan Khasaaro kala duwan oo ka dhashay dab xalay ka kacay suuq ku yaalla inta u dhexeysa isgoyska Banaadir iyo isbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho.
Qaar ka mid ah milkiilayaasha dukaamada gubtay oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegeen in khasaare nafeed uusan jirin balse dabku uu hanti badan baabi’iyay.