DHAGEYSO:Wasiirka Fiqi “Sanadkan inta lagu jiro waxaan billaabi doona qaadashada aqoonsiga muwaadinka (National ID)”

0
499

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Soomaaliya Axmad Macallin Fiqi ayaa sheegay in sanadkan gudihiisa la billaabi doona qaadashada aqoonsiga muwaadinka ee loo yaqaano National ID.
Hadalkan ayuu ka sheegay kal-fadhigii maanta ee golaha shacabka ee baarlamaanka dalka Soomaaliya.