Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Howlgallo laga sameeyay deegaanka Jana Cabdalle By star - February 5, 2023 0 340 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Ciidanka xoogga dalka soomaaliya iyo kuwa Jubbalanad oo is kaashanaya ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanka Jana Cabdalle oo dhawaan lagala wareegay Al-Shabaab. Maxamad Ibraahim Washington ayaa qodobkan Kismaayo ka soo diray. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/02/Maxamad-Ibraahim-Washington.mp3