DHAGEYSO:Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyay howlgalo gobolka Gedo ka dhacay

0
944

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo gobolka Gedo howlgalo ka fuliyay ayaa waxay faahfaahin ka bixiyeen howlgaladaas iyo Saraakiil Al-shabaab ah oo halkaas lagu dilay.
Saraakiisha Ciidamada howlgalka fuliyay hoggaaminaya ayaa Warbaahinta kula hadlay aaga uu dagaalku ka dhacay oo ku dhow degmada Baardheere ee gobolka Gedo waxayna sheegeen inay howlgalkaas ku khaarijiyeen horjoogeyaal ka tirsan dagaalamayaasha Al-shabaab.