Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Iiraan oo Israa’iil ku eedeysay weerar dhacay toddobaadkii hore

Iiraan oo Israa’iil ku eedeysay weerar dhacay toddobaadkii hore

Dowladda Iiraan ayaa Israa’iil ku eedeysay inay ka dambeysay weerar isbuucii hore loo adeegsaday diyaarad aan duuliye lahayn oo lala eegtay warshadda militariga ee u dhow magaalada ku taalla bartamaha wadankaasi ee Isfahan.
Xukuumadda Tehraan ayaa wacad ku martay inay qaadi doonto falcelin aargoosasho ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments