Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Kenya oo heerka musuqmaasuqa uga jirta nambarka 123-aad

Kenya oo heerka musuqmaasuqa uga jirta nambarka 123-aad

Hay’adda caalamiga ee daahfurnaanta ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in Kenya ay qiimeynta heerka musuqmaasuqa ee sanadkii hore ay ka gashay nambarka 123-aad.
Warbixintan ayaa lagu eegayay dalal gaaraya 180.
Hay’adda ayaa sidoo kale sheegtay in musuqmaasuqa uu yahay caqabadda ugu wayn ee saameysay doorashooyinkii dhacay sanadkii hore oo ay ka mid tahay codeyntii ka qabsoontay wadanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments