DHAGEYSO:Uhuru oo gaashaanka u daruuray eedeymo dhawaan loo jeediyay

0
409

Madaxweynihii hore ee dalka Uhuru Kenyatta ayaa gaashaanka u daruuray eedeymo dhawaan loo jeediyay oo ah inuu maalgelinaya isku soo baxyada siyaasadeed ee isbeheysiga mucaaradka ee Azimio La Umoja-One Kenya.