Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Shirka looga hadlayo amniga oo ay qayb ka yihiin dalalka gobolka oo...

Shirka looga hadlayo amniga oo ay qayb ka yihiin dalalka gobolka oo ka furmaya Muqdisho

Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya, waxa goor dhow ka furmi doona shir ay leeyihiin wasiirrada gaashaandhigga ee dalalka la yiraahdo safka hore ee ciidamadoodu joogaan Soomaaliya iyo wasiirka difaaca ee dowladda federaalka.
Shirka oo wasiirrada ay ku wehliyaan taliyayaasha ciiidamada ee wadamadaasi ayaa diiradda lagu saari doonaa ajandeyaal ay ka mid yihiin sida ciidanka Soomaaliya ee dagaalka ku haya ururka Al-Shabaab loo taageeri lahaa iyo in dalalka gobolka ay kaalintooda ka qaataan dagaalka Al-Shabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments