DHAGEYSO:Amaanka gobolka Sanaag oo laga shiray

0
487

Kulan loogu magacdaray Talo wadaag oo Maamulka iyo Bulshada Gobolka Sanaag ay yeesheen ayaa looga hadlay Amniga iyo cadaaladda deegaanada gobolkaasi.
Wasiirka Amniga Maamulka Puntland iyo Xubno kale ayaa kulankaan ka qayb galay waxay dhamaan hoosta ka wada Xariiqeen Muhiimada ay Cadaaladda iyo Amaanku u leeyihiin Bulshada deegaanka.