DHAGEYSO:Wasiirka cadaaladda Soomaaliya oo faahfaahiyay shirka garsoorka ee maanta furmaya

0
765

Wasiirka cadaaladda iyo garsoorka XFS Cabdulqaadir Maxamad Nuur oo xalay la hadlay TV-ga qaranka ayaa sharaxay ahmiyadda Shirweynaha Garsoorka dalka oo berri ka furmaya magaalada Muqdisho.