Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay in shirka madaxweynaha Soomaaliya ku baaqay uu ka dhici doonaa xerada ciidanka cirka ee Afasiyooni.
Waxaa uu intaa ku daray in qaban qaabadiisa uu ku howlan yahay xafiiska ra’iisul wasaaraha