Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Miyuu Raila isku soo baxyada uga gol-leeyahay in dowladda ay la gasho...

DHAGEYSO:Miyuu Raila isku soo baxyada uga gol-leeyahay in dowladda ay la gasho heshiis siyaasadeed?

Hoggaamiyaha Isbeheysiga mucaaradka ee Azimio La Umoja-One Kenya Raila Odinga ayaa iska fogeeyay eedeynta ay u jeedinayaan madaxweynaha dalka William Ruto iyo ku xigeenkiisa Rigathi Gachagua ee ah inuu isku soo baxyada uga gol-leeyahay in dowladda ay la gasho heshiis siyaasadeed.

Raila Odinga ayaa madaxweynaha dalka William Ruto ka dalbaday inuu caddeyn u keeno hadalkii ahaa in xilligii doorashadii guud ee sanadkii hore la isku dayay in la afduubo oo la dilo guddoomiyaha IEBC Wafula Chebukati.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments