DHAGEYSO:Qoys uu ka geeriyooday qof ku xirnaa saldhigga Kilifi oo cabanaya

0
286

Waxaa caddaalad dalbanaya xubnaha qoyska nin ku xirnaa saldhigga booliiska ee ismaamulka Kilifi oo ka tirsan gobolka Xeebta oo geeriyooday.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya.