Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Somaliland oo go’aanno ka soo saartay xaaladda magaalada Laascaanood

DHAGEYSO:Somaliland oo go’aanno ka soo saartay xaaladda magaalada Laascaanood

Ka dib Wafdi ka mid ah Golaha Wasiirrada Somaliland ee maalmahan ku sugnaa magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, kulamo kala duwana ka waday ayaa Maanta waxay soo saareen go’aanno ku saabsan xaaladda magaalada Laascanood iyo sida xal looga gaari karo xaaladaha ka taagan.
Wasiirka warfaafinta ee jamhuuriyadda Somaliland Suleyman Yuusuf Koore ayaa go’aannada la soo saaray warbaahinta u akhriyay.

Wafdiga Wasiirrada ah oo uu hoggaaminayay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamad Kaahin Axmad, kuwaas oo halkaasi u tegay xalka gaarista bannaanbaxyadii Rabshadaha watay ee ka dhacay magaalada Laascaanood oo ay ka dhasheen khasaaro dhimasho iyo dhaawac.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments