Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Mid ka mid ah ciidamada Israa’iil oo qarax ku dhintay

Mid ka mid ah ciidamada Israa’iil oo qarax ku dhintay

Militariga Israa’iil ayaa sheegay in sarkaal ka mid ahaa ciidamada qalabka sida uu uga dhintay qarax la gaystay.
Dhacdadan ayaa laga soo tabiyay saldhig militari oo ku yaalla dooxada Jordan Valley ee daanta galbeed ee Falastiin.
Wararka ayaa intaasi ku daraya inuu qarxay bam gacmeed.
Falkan ayaa waxaa ku dhaawacmay saddex askari oo kale oo mid ka mid ah ay xaaladdiisa caafimaad liidato.
Sanadkii hore ayay ahayd markii militariga Israa’iil uu diiwaangeliyay dhimasho dhan 6 oo ka dhalatay shilalka tababarrada.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments