DHAGEYSO:Shacabka Magaalada Jowhar oo aragtidooda ka dhiibtay xaaladda dalka Soomaaliya

0
662

Qaar ka mid ah shacabka Soomaaliyeed ee Ku nool Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle ayaa ka hadlay xaaladDa dalka Soomaaliya iyo khilaafka siyaasadeed ee ka dhex taagan Siyaasiinta Soomaalida kaas oo sababay inuu dib u dhac ku yimid Nidaamkii doorashada.
Sidoo kale golaha ay Mucaaradku shalay ku dhawaaqeen ee ay ugu maagac dareen Golaha Badbaadinta Qaranka.