Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Al-Shabaab oo 300 neef oo Ari ah ku biireysay degmo u dhexeysa...

DHAGEYSO:Al-Shabaab oo 300 neef oo Ari ah ku biireysay degmo u dhexeysa Maxaas iyo Wabxo

Kooxda Al-Shabaab ayaa la sheegay in deegaan u dhexeya degmooyinka Maxaas iyo Wabxo ay ku laayeen xoolo ay lahaayeen dadka reer guuraaga ah ee deegaankaasi.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in ka badan 300 neef oo Ari ah ay kooxda Al-Shabaab bireeyeen.
Guddoomiyaha degmada Maxaas Muumi Maxamad Xalane ayaa warbaahinta Soomaaliya uga warramay xoolaha ay Al-Shabaab ku bireeyeen deegaan hoos yimaada degmadaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments