Guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya oo isbeddel ku sameeyay guddigii cabashada laga keenay

0
377

Qoraal ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sidatan u qornaa:
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa wax ka bedel ku sameeyay xubno ka tirsan Guddiga Farsamada ee Shirka Dib u Heshiisiinta Koonfur Galbeed isagoo magacaabay xubno cusub.