DHAGEYSO:Galmudug oo sheegtay inay dhamaadka sanadkaan Shabaab ka saarayaan deegaanadooda

0
547

Wasiirka Amniga Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Axmad Macalin Fiqi oo warbaahinta dowladda Soomaaliya u warramay ayaa Faahfaahin ka bixiyay xaaladda amaanka deegaanada Maamulka Galmudug iyo halka ay Maryaan Howlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab ee deegaanada maamulkaas laga fuliyo.
Axmad Macalin Fiqi ayaa sheegay in dhamaadka sanadkaan deegaanada Galmudug gabi ahaanba laga xoreyn doono kooxaha Al-shabaab oo uu xusay inay Sanado badan gabaad ka dhiganayeen.