DHAGEYSO:Al-Shabaab oo dad shacab ah ka afduubtay deegannadii lagala wareegay

0
354

Dowladda Soomaaliya ayaa ururka Al-Shabaab ku eedeysay inay si ula kac ah u barakiciyeen dadkii deganaa degmada Aadan Yabaal, ka hor inta aynan isaga bixin magaaladaasi.
Ciidamada Dowladda oo ay la socdaan miliishiyooyin deegaanka ah ayaa Al-Shabaab kala wareegay degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellada Dhexe ka dib dagaallo ka dhacay tuulooyin hoos yimaada magaaladaasi.
Waxaa sidatan maanta sheegay madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ka dib khubad u jeediyay