Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:4 qof oo ismaamulka Garissa ugu dhimatay cudurka daacuunka

DHAGEYSO:4 qof oo ismaamulka Garissa ugu dhimatay cudurka daacuunka

Wasiirka caafimaadka ee ismaamulka Garissa Axmadnathiir Cumar iyo guddoomiyaha dowladda dhexe halkaasi ku matalo Boaz Cherutich ayaa dadweynaha kula taliyay ilaalinta nadaafadda.
Waxay sidoo kale faahfaahin ka bixiyeen dadaallada ay wadaan ee lagu xakameynaya faafitaanka cudurka daacuunka ee halkaasi ka dillaacay kaasoo ilaa iyo hadda ay u dhinteen afar qof.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments