Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Dowladda oo hakisay qorshaha wadanka lagu soo gelinaya galley

Dowladda oo hakisay qorshaha wadanka lagu soo gelinaya galley

Waxaa dhowr bilood dib loo dhigay qorsho la rabay in dibadda dalka looga soo dejiyo ilaa 10 milyan oo kiish oo galley ah.
Wasiirka wasaaradda beeraha Mithika Linturi ayaa sheegay in qorshahan lagu dhaqaaqi doono bisha Labaad ee sanadka soo socdo.
Tallaabadan ayaa looga gol-leeyahay in beerelayda dalka fursad loo siiyo inay iibsadaan galleyda ay soo saareen ee u keydsan ka hor inta aan dalag dheeraad ah wadanka la keenin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments