Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Isbeddellada dhanka tacliinta waxaa la eegi doona ka dib marka uu madaxweynaha...

DHAGEYSO:Isbeddellada dhanka tacliinta waxaa la eegi doona ka dib marka uu madaxweynaha guddoomo warbixinta CBC

Madaxa wasiirrada dalka, Musalia Mudavadi oo maanta tagay dugsiga hoose dhexe ee Kilimani ee magaalada Nairobi ayaa sheegay in isbeddellada lagama maarmaanka ah ee dhanka tacliinta la eegi doono ka dib marka uu madaxweynaha guddoomo warbixinta CBC.

Maalinka Jimcaha ee toddobaadkan ayaa la qorsheynaya in hoggaamiyaha dalka William Ruto lagu wareejiyo warbixinta la xiriirta CBC kadib ra’yi uruurin laga soo sameeyay ismaamullada kala duwan.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments