DHAGEYSO:Shacabka Soomaaliya oo ka hadlay muranka badda ee kala dhexeeya Kenya

0
794

Qaar ka mid ah shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay muranka badda ee ka dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Kenya.