Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Ra’iisul wasaaraha Peru oo is casilay

Ra’iisul wasaaraha Peru oo is casilay

Waxaa xilkiisi iska casilay ra’iisul wasaaraha dalka Peru, Anibal Torres.
Madaxweynaha wadankaasi Pedro Castillo ayaa aqbalay is casilaadda madaxii xukuumadda.
Waxaa uu qorshuhu yahay in madaxweyne Pedro uu mar kale isku shaandheyn ku sameeyo golihiisa wasiirrada.
Tani ayaa imaanaysa iyadoo uu muran qoto dheer u dhexeyo golaha fulinta ee dowladda iyo baarlamaanka Peru.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments