Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Suuqa Gikomba ee magaalada Nairobi oo uu xalay dab ka kacay

DHAGEYSO:Suuqa Gikomba ee magaalada Nairobi oo uu xalay dab ka kacay

Waxaa lagu soo warramayaa in abaare 3-dii habeennimo ee xalay uu suuqa Gikomba ee ismaamulka Nairobi qabsaday dab waxyeello gaystay.
Waxay sheegayaan in dabka ay ku burburtay hanti uu qiimaheedu yahay malaayiin shilin iyadoo dhibaatadan ay saameysay ilaa 3,000 oo ganacsato ah.
Qaar ka mid ah ganacsatada suuqa Gikomba oo dowladda baaq u diray ayaa warbaahinta uga warramay sida ay wax u dhaceen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments