Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Kalkaaliyeyaasha isbitaalka Garissa oo bannaanbax sameeyay

DHAGEYSO:Kalkaaliyeyaasha isbitaalka Garissa oo bannaanbax sameeyay

Waxaa bannaanbax cabasho ah sameeyay kalkaaliyeyaasha ka howlgalo isbitaalka wayn ee ismaamulka Garissa.
Saraakiishan caafimaad ayaa dalbanaya in wax laga qabto tabashooyin ay qabaan.
Qaar ka mid ah kalkaaliyeyaasha oo maanta la hadlay warbaahinta Star ayaa dareenkooda sidan u muujiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments