Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Sheekh Xasan Camey oo baaq u diray madaxda la soo doortay

DHAGEYSO:Sheekh Xasan Camey oo baaq u diray madaxda la soo doortay

Guddoomiyaha dalladda hoggaamiyaasha muslimiinta dalka ee NAMLEF laanteeda ismaamulka Garissa kana mid ah culimaauddiinka dowlad deegaankaasi Sheekh Xasan Cabdullahi Camey ayaa ugu baaqay madaxda laga soo doortay ismaamulkaasi ay la socdaan xaaladda bulshada xilli uu roob culus ka da’een Garissa.
Waxaa uu xusay in waddooyinka magaaladda Garissa aysan tayo lahayn lagana doonayo madaxda inay wax ka qabtaan.

.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments