DHAGEYSO:Hirshabeelle oo ku baaqday in ka hortag lagu sameeyo fatahaada wabiga

0
437

Wasaaradda beeraha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle ayaa ku baaqday in laga wada qayb qaato ka hortagga fatahaada uu sameeyo wabiga Shabeelle.
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Beeraha Maamul Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Bashiir Qaasim Daqarre ayaa dowladda dhexe ee Soomaaliya Maamulka Hirshabeelle iyo Ganacsatadaba ugu baaqay inay ka wada qayb qaataan ka hortagga Fatahaada Wabiga Shabeelle.