DHAGEYSO:Ardayda fasalka 6-aad ee machadka Al-Rashaad ee Rhamu oo shahaadooyin la siiyay

0
342

Xarunta waxbarasho ee Al-Rashaad oo ku taalla magaalada Rhamu ee ismaamulka Mandera ayaa qabatay munaasabad ay shahaadooyin ku guddoonsiinaysay ardayda fasalka 6-aad sida uu faahfaahinayo Cabdiqafaar Cumar Ibraahim.