Xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani ayaa fashil ku tilmaamay hoggaamintii shanta sano ee madaxweyne Muuse Biix Cabdi.
Xoghayaha guud ee xisbigan Khadar Xuseen Cabdi ayaa sharci darro ku tilmaamay muddo kororsiga 2-da sano ee loo sameeyay madaxweynaha Somaliland.
Waxaa uu xusay in xukunka ay si nabad uga saarayaan Muuse Biixi Cabdi.
Dhanka kale waxaa uu midnimo ugu baaqay shacabka Somaliland