Golaha wasiirrada oo go’aan ka soo saaray adkeynta amniga

0
253

Golaha wasiirrada ee dalka ayaa go’aamiyay in sare loo qaado ammaanka wadanka .
Tani ayaa timid ka dib markii ay dhawaan soo baxeen warbixinno tilmaamaya inay kordheen falal dambiyeedyada sida burcadnimada iyo dhaca xoolaha.
Shirkii wasiirrada ee uu guddoomiyay madaxweyne William Ruto ayaa lagu taageeray isbeddelka dhawaan lagu sameeyay hoggaanka booliiska ismaamulka Nairobi.