DHAGEYSO:Qiimaha xoolaha ee xeryaha qaxootiga oo kordhay

0
223

Waxaa sare u kacay qiimaha xoolaha nool ee lagu iibiyo suuqyada xeryaha qaxootiga ee Dadaab waxaana jira isbeddel ballaaran marka loo eego maalmo ka hor inta aynan deegaankaasi roobab ka da’in.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo faahfaahsan Dadaab ka soo diray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here