Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Beledxaawo Nin 40 sano indho la’aan ahaa oo dib u helay aragiisa By star - March 13, 2021 0 985 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Nin 40 sano indho la’aan ahaa ayaa aragiisa dib u helay ka dib qaliin loogu sameeyay isbitaalka Salaama ee degmada Beledxaawo.Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa faahfaahinta qodobkan nooga soo diray degmada Beledxaawo