DHAGEYSO:Agab lagula tacaalaya COVID-19 oo la gaarsiiyay Garbahaareey

0
508

Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka soomaaliya ayaa agab lagula tacaalayo Covid-19 gaarsiisay magaalada Garbahaareey ee gobolka Gedo.
Waxaa arrinkan faahfaahin ka bixiyay wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee soomaaliya Dr .Axmad Xuseen Macalin.

Maamulka iyo waxgaradka Garbahaareey ayaa wasaaradda caafimaadka uga mahadceliyay agabka ay halkaas gaarsiisay.