Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Guddi loo saari doono qiimeynta khasaaraha ka dhashay dabkii ka kacay suuqi...

DHAGEYSO:Guddi loo saari doono qiimeynta khasaaraha ka dhashay dabkii ka kacay suuqi Kismaayo

Madaxweyne Ku xigeenka koowaad ahna kusimaha Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa kormeeray suuqa wayn ee magaalada Kismaayo oo uu habeen ka hor dab saameeyay.
Maamulka degmada Kismaayo ayuu faray in dadkii hantidooda halkaasi ku basbeeshay loo gurmado.
Waxaa uu sheegay in guddi loo saari doono qiimeynta khasaaraha ka dhashay dabkii suuqaasi ka kacay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments