Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYDO:Madaxweynaha Puntland oo bogaadiyay dadweynaha Soomaaliyeed ee qaybta ka ah dagaalka ka...

DHAGEYDO:Madaxweynaha Puntland oo bogaadiyay dadweynaha Soomaaliyeed ee qaybta ka ah dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyay dadkii ku waxyeeloobay qaraxyadii dhawaan ka kala dhacay magaalooyinka Beledweyne, Muqdisho iyo meelkasta oo ka tirsan dalka Soomaaliya.
Waxaa uu sheegay in marxaladda uu dalka Soomaaliya marayo ay tahay in si midnimo ah loo wajaho.
Waxaa uu bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay in qayb ka noqdaan dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments